Shaqo la’aan soo wajahday kaluumaystada Puntland (dhegayso)

Shaqo la’aan soo wajahday kaluumaystada Puntland (dhegayso)

kaluumaysatada gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa noloshooda ku tiirsan wax soo saarka kheyraadka badda, waxaana soo wajahday xiligan shaqo la’aan baahsan.

Kaluumaysatada ayaa Daljir usheegtay in la waayay shaqaalihii ka shaqaynayay gaadiidka badda oo doorbiday in ay raadsadaan shaqo xamaali ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com