Shaqo la’aan soo wajahday kaluumaystada Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Shaqo la’aan soo wajahday kaluumaystada Puntland (dhegayso)

kaluumaysatada gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa noloshooda ku tiirsan wax soo saarka kheyraadka badda, waxaana soo wajahday xiligan shaqo la’aan baahsan. Kaluumaysatada ayaa Daljir usheegtay in la waayay shaqaalihii ka shaqaynayay gaadiidka badda oo doorbiday in ay raadsadaan shaqo xamaali ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera Al-Shabaab.
MAANHADAL: Wasiirki hore wasaarada dekadaha & Gadiidka Badda Puntland oo iftiimiyeey xaalka dekadda Bosaaso
Wasiir Yuusuf Garaad oo Dalab Ciidamo Degdeg ah u Diray Safiirka Maraykanka, Stephen Schwartz

kaluumaysatada gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa noloshooda ku tiirsan wax soo saarka kheyraadka badda, waxaana soo wajahday xiligan shaqo la’aan baahsan.

Kaluumaysatada ayaa Daljir usheegtay in la waayay shaqaalihii ka shaqaynayay gaadiidka badda oo doorbiday in ay raadsadaan shaqo xamaali ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: