Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Muqdisho

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka. Safarka den

Abwaan Shamiraaye: Shacabka Buuhoodle go’aanki ay ku joojiyeen gaadiidka Somaliland waa ku ammaanaya
Burcad-baddeedii Soomaalida ee afduubatay Markabkii MV Ruen oo la geeyay Hindiya
Warbixin Maamul: Dekedda Garacad & Waddada Wadaagsin ee 3G Corridor

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Safarka deni ee Muqdisho ayaa qayb ka ahaa warmurtiyeed ay soo sareen madaxda Puntland iyo jubbaland oo Garoowe shir wadatashi ah ku yeeshay.

Jidaadka Magaaladda Muqdisho ayaa la xiray siiba wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho,iyado laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta Madaxda Puntland iyo Jubbaland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: