Madaxweyne Axmed Madoobe oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan daraawishta

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan daraawishta

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta Dowlada Jubaland. Ciidama

Yuusuf Garaad oo ka hadlay hadalkii maanta ee Sheekh shariif
Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wasiiru dowlaha Ingiriiska ee Arrimaha Afrika

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta Dowlada Jubaland.

Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadanaya Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay wadaan Ciidamada Darawiishta Jubaland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in la isku furi doono Magaalooyinka xorta ah sidoo kalana ay Ciidamadan qaadi doonan howlgal ka dhan ah deegaanada ay Al-Shabaab ku sugan yihiin.

Ciidanka tababarka loo soo xiray ayaa sidoo kale loo dhameystiray dhammaan agabyadii ay u baahnaayeen oo ay gaadiidka dagaalku ka mid yahay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: