Garaad Saleeban Garaad Maxamed oo ka hadlay nabadeynta Aricadeeye (Daawo)

HomeWararka

Garaad Saleeban Garaad Maxamed oo ka hadlay nabadeynta Aricadeeye (Daawo)

Garaad Salbeen.Garaad Maxamed oo ka mid isimada Puntland ayaa waraysi uu siiyey daljir wuxuu sheegay in si khaldan loo turjumey hadal uu.maalin ka hor warbaahinta siiyey wuxuu kaloo sheegay inuusan.ka soo horjeedin shir nabadeyn ah oo lagu wado inuu ka dhaco degaanka Aricadeeye ee duleedka laascaanood. Hoos kaga bogo.

Golaha Wasiirada Oo Yeelanaya Kulankoodii Ugu Horreeyey.
Safirka Turkiga ee Somaaliya oo Muqdisho ka duulay
Abukar Arman: Axdifurkii Farmaajo ee Ummadda Soomaaliyeed

Garaad Salbeen.Garaad Maxamed oo ka mid isimada Puntland ayaa waraysi uu siiyey daljir wuxuu sheegay in si khaldan loo turjumey hadal uu.maalin ka hor warbaahinta siiyey wuxuu kaloo sheegay inuusan.ka soo horjeedin shir nabadeyn ah oo lagu wado inuu ka dhaco degaanka Aricadeeye ee duleedka laascaanood.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: