Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qarax saaka lala beegsaday gaarigiisa, kaas oo dhacay wax yar ka dib markii uu guddoomiyuhu gaariga ka degay.

Waxaase qaraxaas ku dhintay mid ka mid ah ilaaladiisa, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu guddoomiyuhu wareysigan ku sheegay.

Docda kalana waxa uu guddoomiye Dhedo ka hadlay xaaladda guud ee amniga magaalada Bossaso, wuxuuna khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman”

Hoos Kadaawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com