Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray codbixinta doorashada dalkaasi

Shacabka dalka Turkiga ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada dalkaasi ee waqtigeeda laga soo horumariyay, kaasi oo ay ku loolamayaan madaxwaynaha Turkiga Recep Dayib Erdogan oo katirsan xisbiga AK Part iyo  musharraxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince oo siyaasaddiisu tahay bidix dhexe.

Xisbiga musharax Erdogan ayaa dadaal ugu jira sidii meesha ay  uga saari lahaayeen kursiga raysal wasaare ee dalkaasi, taasi oo ay mucaaradku ku tilmaamayaan mid wiiqaysa dimuqraadiyadda.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com