Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoowe kusoo dhaweyeey Madaxweynaha Galmudug

Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoowe kusoo dhaweyeey Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Kaariye Qoorqoor.

Madaxweynaha Galmudug iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com