Garoowe oo lagu soo gabagabeyey Shirweyne Muhiim ah

HomeWararka

Garoowe oo lagu soo gabagabeyey Shirweyne Muhiim ah

Shirweynaha odayaasha dhaqanka ee ka hortagga xasaradaha oo ay soo qaban qaabisay dalladda PUNSAA oo kaashanaysa Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalk

WACYIGA GUDNIINKA FIRCOONIGA IYO BULSHADA KU DHAQAN XERADA BARAKACAYAASHA EE TULI GUULEED
Madaxweynaha Puntland oo Hab Maqal iyo Muuqaal ah Ku Shir-guddoomiyey Kulanka Guddiga Diyaar-garowga iyo Ka hortagga Covid-19.
Madaxweyne laftagareen oo xubin muhiim ah magacaabay

Shirweynaha odayaasha dhaqanka ee ka hortagga xasaradaha oo ay soo qaban qaabisay dalladda PUNSAA oo kaashanaysa Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyaynta dawlada Puntland ayaa maanta kusoo gaba-gaboobay magaalada Garowe .

gaba-gabada shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiir kuxigeenka wasaarada arrimaha gudaha dawlada Puntland Musadaq Maxamed Musadaq , Agaasimaha waaxda dhaqanka ee wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Cabdifitaax Cumar Ismaaciil ,Guddoomiyaha dalladda bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdirisaaq , Agaasimaha waaxda nabadeynta & dib-uheshiisiinta wasaraadda arrimaha gudaha Puntland Cabdulqaadir Cabdimaalik iyo Marti Sharaf kale .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: