Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoowe kusoo dhaweyeey Madaxweynaha Galmudug

HomeWararka

Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garoowe kusoo dhaweyeey Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Kaariye Qoorqoor. Madaxweynaha Galmudug iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAR KALE SHEEGAY IN UU RW ROOBLE SHAQADII KA JOOJIYEY
Laaluush, Ballanqaad, Ciidan kala Wareejin iyo Fashil Cusub oo soo Foodsaaray Villa Somalia
“Maanta nin kasta oo Soomaliyeed waxa uu doonayaa gabar Dhulbahante ah.

Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Kaariye Qoorqoor.

Madaxweynaha Galmudug iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: