Sacuudiga, Baxrayn iyo Imaaraatka oo ku dhawaaqay beri inay tahay Ciidul Fitri

HomeWararka

Sacuudiga, Baxrayn iyo Imaaraatka oo ku dhawaaqay beri inay tahay Ciidul Fitri

Dalalka Sacuudiga, Baxrayn, Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqay ayaa ku dhawaaqay maalinimada beri inay tahay 1da bisha Shawaal, ama maalinta koowaad

Raysal Wasaare Khayre oo kula kulmay Davos madaxda Canada iyo Rwanda
Dagaalkii Tukaraq oo dib u qarxay kadib roob hakiyay
Galmudug oo Gunada ka jartay Lix Xildhibaan

Dalalka Sacuudiga, Baxrayn, Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqay ayaa ku dhawaaqay maalinimada beri inay tahay 1da bisha Shawaal, ama maalinta koowaad ee ciidul Fitriga.

Balse dalalka Pakistan, Bangladesh, Australia ayaa dadka muslimiinta ee ku nool waxaa ay sheegeen inay beri tahay maalin bisha barakaysan ee Ramadaan.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa sheegay inay munaasabadda Ciidda tahay 4ta June ee beri.

Madaxda Soomaaliya ayaan wali shaacin hambalyada ciidda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: