Galmudug oo Gunada ka jartay Lix Xildhibaan

HomeWararka

Galmudug oo Gunada ka jartay Lix Xildhibaan

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal Warqad uu u diray Wasaaradda Maaliyadda Galmudug kuu sheegay in xildhibaanada baarlamaanka Ga

MIYIGA CILEELI | HOOYO CAASHO
Ciidamadda Jubland iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Degaanka Geriley ee gobolka Gedo
Muwaadin laga soo dayeey xabsiyadda dalka iraan oo Muqdisho gaaray (Daawo)

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal Warqad uu u diray Wasaaradda Maaliyadda Galmudug kuu sheegay in xildhibaanada baarlamaanka Galmudug qaarkood Gunada laga jarto.

Warqaddaan ayaa lagu sheegay in 6 Xildhibaan laga joojiyey gunadda 2 bil iyo ka qeybgalka 4 Fadhi.

Xildhibaanadaan ayaa la sheegay in ay diideen in ay noqdaan kuwa taageersan Madaxweyne Qoorqoor oo aan waxba ka sheegin dhaliilaha maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: