Dagaalkii Tukaraq oo dib u qarxay kadib roob hakiyay

HomeWararka

Dagaalkii Tukaraq oo dib u qarxay kadib roob hakiyay

Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya dagaalkii ka socday deegaankaasi inuu dib u qarxay kadib markii uu hakad geliyay r

Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso
Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)
Somaliland oo laga ciiday iyo Madaxweynaha Maamulkaas oo khudbad jeediyeey

Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya dagaalkii ka socday deegaankaasi inuu dib u qarxay kadib markii uu hakad geliyay roob dhibco wayn oo da’ayay.

Dagaalka ayaa ka sii fogaanaya magaalada, waxaana jira guulo ay dhinacyadu kala sheegayaan.

Saraakiisha ciidamada Somaliland ayaa sheegtay inay qabsadeen gaari taangi ah iyo maxaabiis oo lagu qabtay dagaalka.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sheegaya in dagaalka ay ku qabsadeen gaadiid dagaal oo gaaraya ilaa sadex, qoryana ay ku rakibanyihiin khasaare dhimasho iyo dhaawac uu jiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0