Muuse Biixi: “Waxaa Nasoo Weeraray Ciidamada Dowladda Faderaalka” (daawo)

Muuse Biixi: “Waxaa Nasoo Weeraray Ciidamada Dowladda Faderaalka” (daawo)

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay munaasabadda sanad guurada 18-ka May ee 27-sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii saakay ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Waxaa uu ku eedeeyey madaxwaynaha Somaliland dagaalka inay soo qaadeen ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya, waxaa ay kusoo xadgudbeen xuduudda Somaliland ay usoo galeen 60km.

“Waxaan u dhigaynaa cashar la mid ah kii aan u dhignay Afwayne, Gaani iyo Moorgan” ayuu yiri madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlayay dagaalkii saakay ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com