Saaka & Xubintii Ciyaararaha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaararaha iyo cRaxmaan Yamani (Dhegayso)

Wararka maanta waxaa ugu waaweyn xaaladaha suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah u socda maadama hadda horyaalada kaladuwan ee qaarada Yurub

Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxmaan Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Mauro Icardi ma Real Madrid baa? (dhegayso)

Wararka maanta waxaa ugu waaweyn xaaladaha suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah u socda maadama hadda horyaalada kaladuwan ee qaarada Yurub ay gabagabo ku dhaw yahayiin.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: