Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590bdb3103010004014caa92/S%2BD+_+Buuhoodle+_+Khadar+_+5_May+++2017.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 7
  • Waan idin salaamaya daljir radio waxaan ahay dhagayste ku xiran radio daljir si heer sare .ah baad u daadihisaan idaacada waanad mahadsantihiin

  • wan idin salamay bahda radio daljir shaqaale iyo madax marka kle wan xiisaynaa barnaamij yada idacada siuba anigu wxaan ka hilay barnaamij ka caaaaawa iyo daljir hhhhhhhhh waaa u soo jeeda iyo wax yalaha kale oo ah hormarka dalka iyo wacyi galinta bulshad soomaaliyeed siiba dhalinyarada maabta la qaldo oo loo adeegsado falal ka ku ah lid ka hormarka dalka

  • Asc waan idin salmay shaqlaha daljir aad baa ugu mahadsntihiin saad shacabka ugu soo gudbinaysn baramishyo dhaxalgala waxaa iigu muhiimsnyd war bixintii uu khadar cawil kadiyarshy madaxwayne kuxigenka puntland iyo mushuricda uu ka daahfuryay Buuhodle wadmahdsntihiin dhamantiin

  • asc barnamijka saaka iyo dunuda wa barnamij aad u fiican waxan halkaas kasi wada sida hagar la.aanta ah aad bulshada ugu shaqaysaan
    wariyaasha radio daljir meel walba ayay joogan wan salamaya
    (daljir idaacad dhexdhaxaad ah)

  • azc radiao daljir idaacada idacadaha mzha allh zidaad ugu adeegayzan zhacbkiina runtii waka helaa baramij yadiina gaar ahan zaka iyo dunida xulashada iyo dhmn barmijyda radiyw dljir tngz

  • Asc Radio daljir aadbaa idin kugu mahadcelinaya hawsha aad hysaaan wan dhagysa wrarka iyo barnamjyada kabaxa radio daljir

DISQUS: