Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester City oo sii Taajirtay iyo Aayaha Alex Sanchez (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Manchester City oo sii Taajirtay iyo Aayaha Alex Sanchez (dhegayso)

Kooxda kooxaha ugu taajirsan ee Manchester City ayaa ku guulaysatay labada difaac ee Benjamin Mendy iyo Danilo, waxayna saxiixyada labadan difaac ka d

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kooxda kooxaha ugu taajirsan ee Manchester City ayaa ku guulaysatay labada difaac ee Benjamin Mendy iyo Danilo, waxayna saxiixyada labadan difaac ka dulqaaday kooxda Antonio Conte ee Chelsea oo doonaysay in ay la soo wareegto.

Kooxda PSG ayaa dalab 55 milyan oo Gini ah ku dalbanaysa saxiixa xiddiga Arsenal, Alex Sanchez, laakiin raajicinaya in uu kooxda ka baxo. H aba Arsenal ma ogolaan doonto? La soco wadahadalada heshiiskiisa lagu dhamaystiray ee ka dhici doona Paris.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: