Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Waxaa la ciyaaray hal kulan oo ka tirsana horyaalka Ingriiska, kulamo kale ayaana maanta la ciyaari doona. Dhanka Kale suuqa kala iibsiga ayaa hada noqday mid xiiso gooni ah sii yeeshay kahor inta aan xilli ciyaareedani dhamaan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com