Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Xasan Heykal.
Hoos ka dhegayso
FAALLOOYIN & FALCELIN