Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ilma Hazard waa Chelsea (dhegayso)

Saxiixa cusub ee kooxda Barcelona Ousmane Dembélé ayaa markii ugu horaysay tababar ku qaatay xarunta kooxdiisa cusub ee Barcelona.

Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay wiilka ay xiddiga kooxdeeda ee Eden Hazard walaalaha yihiin ee Kylian Hazard oo ay kala soo wareegay kooxda Hungry ee Ujpest, wuxuuna qayb ka soo noqday kooxda uu walaalkii Eden Hazard ka tirsan yahay ee Chelsea.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com