Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Cabdulqani, 6 years ago

    asc inkastoo magaciisu i dhaafay misna waxaan aad uga xumahay aqoonyahay baan ahay taariikhdana qaar baan ka tegayaa waa marin habaabin qalad fahamsiinaysa da` yarta aan taariikhda ogeyn.
    waxaa iga su`aal ah Suudiyow dawladihii soomaaliya burburkii ka hor marka ay barashadu lacag ahayd marka laga reebo dusiyo khaas ah?
    Mise adoo iga raalli ah Kacaankii baad la fil tahay oo wax ka horreeyay ma ogid?

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com