Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb1859ffd0000cf7fbc134d/SD_Geeddi_Garowe_01_Oct_2018.mp3

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Cabdulqani, 6 years ago

    asc inkastoo magaciisu i dhaafay misna waxaan aad uga xumahay aqoonyahay baan ahay taariikhdana qaar baan ka tegayaa waa marin habaabin qalad fahamsiinaysa da` yarta aan taariikhda ogeyn.
    waxaa iga su`aal ah Suudiyow dawladihii soomaaliya burburkii ka hor marka ay barashadu lacag ahayd marka laga reebo dusiyo khaas ah?
    Mise adoo iga raalli ah Kacaankii baad la fil tahay oo wax ka horreeyay ma ogid?

DISQUS: