RW Xasan Cali Khayre oo balan qadyo u sameyaay Sirdoonka Qaranka

HomeWararka

RW Xasan Cali Khayre oo balan qadyo u sameyaay Sirdoonka Qaranka

Xasan Cali Khayre Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia oo Ka qeybgalay Munaasabad Loogu dabaal dagayay Aas-Aaska Hey’ada Nabad Sugida Iyo Sir

RW Khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa Dhamaystirka Dasturka iyo qorshayaasha 2018″
Musharrax Jebiye oo degmada Dhahar si aan horay loo arag loogu soo dhweeyey
Musharax Hambalyo u diray Shacabka Somaliyeed Munaasabada 26 June

Xasan Cali Khayre Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia oo Ka qeybgalay Munaasabad Loogu dabaal dagayay Aas-Aaska Hey’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa uu sheegay in Xukumadiisa ay hormarin doonto Sirdoonka dalka si looga adkaado dagaalamayaasha al-shabaab, wuxuuna intaas ku daray inay kor u qaadi doonaan arimaha sirdoonka.

Reysul Wasaare Kheyre Ayaa Tilmamay In Miisaaniyada Dowlada Ee Sanadkaan Ay Kordhiyeen ayna Qeybta ugu talo Galeen Hey’ada Sirdoonka Iyo Nadsigida Qaranka Islamarkaana ay hormarin doonaan si loo adkeeyo Amaanka Guud ee dalka.

Qaraxyada Iyo dilakka qorsheysan ee ka dhaca qeybo badan oo dallak kamid ayaa wuxuu sheegay inay sabab u tahay sirdoonka dalka oo aan hor marsaneen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: