Ugaarsiga lagu hayo Xayawaanka diinka oo sii badanaya (dhegayso)

Ugaarsiga lagu hayo Xayawaanka diinka oo sii badanaya (dhegayso)

Deegaanka Qow oo katirsan Gobolka Bari ayaa waxa ay dadka qaar ay bilaabeen in ay ugaarsadaan xayawaanka looyaqaan Diinka, kaas oo loogu sheegay in lagacago farabadan laga siinayo.

Wasaarada Deeganka iyo Duurjoogta Dowlada Puntland iyo mida fadaraalkaba ayaa waxa ay ka digeen ugaarsiga Xayawaankan .

Hadaba Nabadoon Ibraahin Maxamed Ciise oo kamid aha dadka deegaanka Qow ee Gobolka bari waxa uu uwaramay Wariye Faadumo Degan Daahir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com