RW Khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa Dhamaystirka Dasturka iyo qorshayaasha 2018″

HomeWararka

RW Khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa Dhamaystirka Dasturka iyo qorshayaasha 2018″

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Sanadkaan 2018 uu yahay mid Xukuumadda Soomaaliya Muhiim u ah isla markaana

Maxkamada Dastuuriga ah ee Dawladda Puntland oo burisay go,aankii Golaha wakiillada Dawladda Puntland ay ku kororsadeen mudo xileedka.
Dowladda Federaalka oo agab Cafimaad oo loga hortagayo Covid-19 gaarsisay Badhan (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Sanadkaan 2018 uu yahay mid Xukuumadda Soomaaliya Muhiim u ah isla markaana ay Dowladu  doonayso in ay wax badan u Qabato Shacabka Soomaaliyeed.

Raysal wasaare Xasan Cali khayre ayaa shacabka kacod saday in ay Dowlada kala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dastuurka , Nooca Doorasho ee dalka kadhic doonta 2020ka iyo Arimaha Cadaalada .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: