HomeUncategorized

RW Cumar iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kaga wada hadlay Arimo badan

Axad, Juun 21, 2015 (Daljir)_ Kulankii u dhaxeeyay wafdigii Raiisul-wasaare Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha Jubaland ayaa soo gabagaboobay waxaana waxyaabihii kulanka ka soo baxay ugu muhiimsanaa hal qodob oo ah in la qabto gudi ka kooban labada dhinac ah oo ka shaqeeya sidii kalsoonidii labada dhinac loo soo celin lahaa.

Dhegeyso:Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo hirgelisay waaxda horumarinta Xoolaha
Kalfadhiga 23-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay.
DHEGEYSO-Wajiga 2aad ee tirakoobka shaqaalaha Puntland oo la daahfuray

Axad, Juun 21, 2015 (Daljir)_ Kulankii u dhaxeeyay wafdigii Raiisul-wasaare Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha Jubaland ayaa soo gabagaboobay waxaana waxyaabihii kulanka ka soo baxay ugu muhiimsanaa hal qodob oo ah in la qabto gudi ka kooban labada dhinac ah oo ka shaqeeya sidii kalsoonidii labada dhinac loo soo celin lahaa.

Waxaadna moodaa in la isla qaatay in kalsooni la’aan aan laga wada hadli karin arimo kale.

Madaxweynaha Jubaland iyo Raiisulwasaare Cumar Cabdirashiid oo saxaafada la hadlay kulanka kadib ayaa cadeeyay in marka hore la xaliyo kalsooni la’aanta soo kala dhexgashay dowlada dhexe iyo dowlad goboleedka Jubaland ka hor inta aan loo gudbin ka hadalka wixii tabasho ah oo jira.

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa horay u sheegtay in xiriirkii ay ujartay dowlada fadaraalka kadib markii baarlamaanka DFS uu soo saaray go’aan ka dhan ah baarlamaanka Jubaland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: