DHEGEYSO-Wajiga 2aad ee tirakoobka shaqaalaha Puntland oo la daahfuray

Garoowe, Feb 26 2017-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland gaar ahaan xarunta wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayaa waxaa laga daahfuray wajiga labaad ee tirakoobka shaqaalaha Puntland.

Munaasabadda furitaanka tirakoobka shaqaalaha ayaa waxaa kusugan mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka wasaaradda iyo xubno kale oo gudiga shaqadaasi wakiilka ka ah ay kujiraan.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0