HomeUncategorized

RW Cabdiweli Sheikh ?qof kasta oo dembi ku gala gudaha dalka cadaaladda ayaa la marsiinayaa?

Muqdisho, December 27, 2013 - Ra?isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa si dheer uga hadlay qorshaha Garsoorka ee xukuumadiisa la wada sugayo iyo kaalinta ay ku yeelan doonto.

Madaxweyne Xasan oo Shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay Colaadaha Burundi
Shan qof oo ku dhintay shil gaari oo xalay ka dhacay gobolka Karkaar
Al-shabaab oo xayiraad ku soo ragtay 16 hay?adood oo ka hawl-gali jiray deegaano badan oo ay ka taliyaan.

Muqdisho, December 27, 2013 – Ra?isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa si dheer uga hadlay qorshaha Garsoorka ee xukuumadiisa la wada sugayo iyo kaalinta ay ku yeelan doonto.

Wuxuu sheegay in dowladiisa ay aad diirada u saari doonto qorshaha cadaaladda ee dalka, wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in cadaaladda la howl-geliyo.

?Qof kasta oo Soomaali ah oo dembi galay cadaaladda ayaa la marsiinayaa.? Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa tilmaamay in loo sinaan doono garsoorka dalka.

Ra?isal wasaaraha cusub ee dalka Dr. Cabdiweli sheikh Axmed wuxuu sheegay in dowladiisa ay ku dadaali doonto horumarinta adeegyada bulshada ee kala duwan, horumarinta garsoorka iyo dhamaystirka dastuurka dalka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: