Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Africa.

Booqashadiisa ayaa looga gol leeyahay xoojinta xirriirka ay Moscow la leedahay qaaradda, halkaas oo dalal badan ay ka gaabsadeen inay dhinac ula safataan dagaalka Ruushka isla markaana ay Ruushka ku cambaareeyaan dullaanka uu ku qaaday Ukraine.

Lavrov ayaa la filayaa inuu la kulmo mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya iyo xubno ka tirsan howlgalka Midowga Africa,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com