Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

HomeWararka

Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Afr

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Laba qof oo shacab ah oo lagu dilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir

Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Africa.

Booqashadiisa ayaa looga gol leeyahay xoojinta xirriirka ay Moscow la leedahay qaaradda, halkaas oo dalal badan ay ka gaabsadeen inay dhinac ula safataan dagaalka Ruushka isla markaana ay Ruushka ku cambaareeyaan dullaanka uu ku qaaday Ukraine.

Lavrov ayaa la filayaa inuu la kulmo mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya iyo xubno ka tirsan howlgalka Midowga Africa,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: