Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka Jubbaland

HomeWararka

Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka Jubbaland

Degmada Garbahaareey ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha si ay ugi sii diyaariyaan soo dhaweynta iyo Odayaal dhaqan iyo mas’u

DACAWALEY, DEGMADA TULIGUULEED IYO BEERAHA QAMADIGA (Warbixin)
Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)
Shirkadda Forex ee Future Trade oo Dowladda Faderaalka usoo jeediyay inay shacabka ay dhagaysato (sawiro)

Degmada Garbahaareey ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha si ay ugi sii diyaariyaan soo dhaweynta iyo Odayaal dhaqan iyo mas’uuliyiin kale.

Magaalada Garbahaarey ayaa waxaa laga dareemayaa soo dhaweynta wafdiga uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Roble oo booqasho ku jooga magaalada Kismaayo.

Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ay kamid tahay Goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal, waxaana dhawaan la filayaa in la geeyo Ciidamo ka tirsan Boolisa AMISOM iyo kuwa dowladda sida uu dhigayay heshiiskii doorashada ee lagu gaaray Magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: