Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)

Qaliin indha Fiiqis ah oo lagu sameyaay ku dhawaad Boqol Qof Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa qaliin indha fiiqid ah oo lacag la.aan ah loogu sameyey 100 Qof oo u badan Waayeel.Dadkan indhaha loogu fiiqay magaalada Gaalkacyo ayaa qaar kamid ah loo qalay labada indhood halka inta badan dadkaasi min hal il loogu fiiqay.

Qaar kamid ah dadkii Qaliinkaasi loogu sameyey magaalada Gaalkacyo ayaa ka mahad celiyey dadaalkii ay sameyeen dhaqaatiirta iyo Hawlwadeenada Caafimaad ee indha ugu fiiqay magaalada Gaalkacyo.

Wariye Shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa Warbixintan Gaalkcyo kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com