Wargayska The Gurdian ee kasoo baxa magaalada London ayaa sheegay sirdoonka reer Galbeedka inay horay ugu sii digeen laamaha ammaanka ee Kenya weerarada Al-shabaab ay qorshaynayso inay ka fuliyaan gudaha dalka Kenya.
Sarkaal katirsan ciidamada sirdoonka ee Kenya ayaa isaguna u sheegay wakalaadda wararka AP inay ku jahwareereen wararka faraha badan ee la xiriiray weerarka AL-shabaab.
Sarkaal katirsan sirdoonka reer galbeedka ayaa u sheegay Gurdian in dowladda Kenya ay dhagaha ka fursaysatay digniinta ay siiyeen hay’adahooda, waxaana uu sheegay kadib markii xogta ay heleeen inay isku dayeen inay fashiliyaan qorshaha weerar ee Al-shabaab, balse bartilmaameedka weerarka ay u badaleen goobo kalle.
Weerarka lagu qaaday dhismaha hotelka Dusit2 waxaa ku geeriyooday 21 qof, boqolaal qofna ayaana laga soo badbaadiyay , waxaana ay ciidamada Kenya ay xireen dad deganaa gurigii weerarka laga soo abaabulay.
FAALLOOYIN & FALCELIN
Kkkkkkkk.
MIYEY SII OGAAYEEN MISE IYAGAABA WEERARKA WAX KA QORSHEEYEY OO GADAAL KA TAAGNAA KOOXAHA DILKA GEYSTEY!!!?.
CIA,MI6 & MOSSAD WAXAAN WAYDIIN LAHAA:-
WHAT NEXT!? & WHERE NEXT!?.
ISKA JIR!.
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON)HE WAS MOSSAD AGENT GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH MISSIONERY & TERRORIST.
MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH IS ABSEBT 9/11)!!.
DID MOSSAD DO CHARLIE HEDO!?100% INSIDE JOB.