Wasiirka arrimaha gudah ee Turkiga oo qorshaynaya booqasho uu ku yimaado Soomaaliya

Wasiirka arrimaha gudah ee Turkiga oo qorshaynaya booqasho uu ku yimaado Soomaaliya

Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleymaan Soylu iyo dhiggiisa Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Ankara maalinimadii Arbacadii waxaa ay isku raaceen in la xoojiyo iskaashiga labada dal.

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadul kulanka ayaa waxaa la isku afgartay in la xoojiyo iskaashiga labada wadan.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleymaan Soylu  ayaa sheegay dowladda Turkiga inay sii wadi doonto taageeridda Soomaaliya, waxaana uu xusay inay muhiim ah iskaashiga labada wadan, taariikhda ayuu sheegay inay geli doonto iyadoo lagu qorayo waraaqo dahab ah.

Dhankiisa wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Abuukar ayaa ku casuumay dhiggiisa Turkiga inuu yimaado bisha Maarso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    TURKI WAASOO DHAWEYNAYNAA.
    LKN NAAGAHAAS MARYAHA WAAWEYN EE KHALIIJKA WAA IN LA ERYAA.
    TURKI WELCOME MY PROTHER!!.
    AHLAN WASAHLAN YAA IKHWAANII..
    ISKA OGOOW.
    ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH IS ABSENT 9/11.why not? Weerarkay ogaayeen.
    Ma taqaan YUHUUDIGA GARKA LA BAXAY EE HORJOOGAHA ISIS-ta AH,MAGACA UU SITAA EE AH ABUBAKR ALBAGHDADI WAA BUG,MAGACIISA SAXDA AHNA WAA ELLIOTE SHIMON WAANA YUHUUDI DHALADA.FAHAMTU WALAA LAA!?.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com