Reer Galbeedka oo horay usii ogaa weerarkii kadhacay Kenya

HomeWararka

Reer Galbeedka oo horay usii ogaa weerarkii kadhacay Kenya

Wargayska The Gurdian ee kasoo baxa magaalada London ayaa sheegay sirdoonka reer Galbeedka inay horay ugu sii digeen laamaha ammaanka ee Kenya weerara

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qaar ka mid ah xubnihii laga soo cawday ee guddiyada doorashooyinka oo liiska laga saaray
Benaadir oo Codsaneysa In Ammaankeeda Lagu Soo Wareejiyo

Wargayska The Gurdian ee kasoo baxa magaalada London ayaa sheegay sirdoonka reer Galbeedka inay horay ugu sii digeen laamaha ammaanka ee Kenya weerarada Al-shabaab ay qorshaynayso inay ka fuliyaan gudaha dalka Kenya.

Sarkaal katirsan ciidamada sirdoonka ee Kenya ayaa isaguna u sheegay wakalaadda wararka AP inay ku jahwareereen wararka faraha badan ee la xiriiray weerarka AL-shabaab.

Sarkaal katirsan sirdoonka reer galbeedka ayaa u sheegay Gurdian in dowladda Kenya ay dhagaha ka fursaysatay digniinta ay siiyeen hay’adahooda, waxaana uu sheegay kadib markii xogta ay heleeen inay isku dayeen inay fashiliyaan qorshaha weerar ee Al-shabaab, balse bartilmaameedka weerarka ay u badaleen goobo kalle.

Weerarka lagu qaaday dhismaha hotelka Dusit2 waxaa ku geeriyooday 21 qof, boqolaal qofna ayaana laga soo badbaadiyay , waxaana ay ciidamada Kenya ay xireen dad deganaa gurigii weerarka laga soo abaabulay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    Kkkkkkkk.
    MIYEY SII OGAAYEEN MISE IYAGAABA WEERARKA WAX KA QORSHEEYEY OO GADAAL KA TAAGNAA KOOXAHA DILKA GEYSTEY!!!?.
    CIA,MI6 & MOSSAD WAXAAN WAYDIIN LAHAA:-
    WHAT NEXT!? & WHERE NEXT!?.
    ISKA JIR!.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON)HE WAS MOSSAD AGENT GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWISH MISSIONERY & TERRORIST.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH IS ABSEBT 9/11)!!.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEDO!?100% INSIDE JOB.

DISQUS: