Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir

HomeWararka

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay waxa uu kormeer ku tegay Isgoysyada qaar ee degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadi

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 26aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)
Sheekh shariif oo la kulmay Madaxda maamulada Galmudug & Hiirshabeele

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay waxa uu kormeer ku tegay Isgoysyada qaar ee degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir iyo Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis Magaalada Muqdisho.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayey Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed iyo masuuliyiin kale,waxa ayna tageen goobo ay ka mid yihiin Isgoyska km4 Xeebta liido iyo goobo kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: