Ciidamada Dowladda oo xalay howlgallo ka sameeyey degmooyin ka mid ah Muqdisho

HomeWararka

Ciidamada Dowladda oo xalay howlgallo ka sameeyey degmooyin ka mid ah Muqdisho

Ciidamada amaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyey degmooyin katirsan gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa kadhacay d

Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ciidamada amaanka ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyey degmooyin katirsan gobolka Banaadir.

Howlgalka ayaa kadhacay degmooyinka Shibis iyo Xamarwayne waxaana lagu qabtay dhalinyaro badan oo lala xiriiriyay inay masuul ka ahaayeen falal ammaan darro.

Guddoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa warbaahinta u sheegay baaritaanada ay ay wadaan ciidamada ammaanka iyo howlgalada ay sii socon doonaan, inta laga sugayo ammaanka magaalada Muqdisho oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay kusoo badanayeen falal ammaan darro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: