Sheekh shariif oo la kulmay Madaxda maamulada Galmudug & Hiirshabeele

HomeWararka

Sheekh shariif oo la kulmay Madaxda maamulada Galmudug & Hiirshabeele

Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) i

Farmaajo, “Haddii aan Waxqaban Waayo Afar Sano Kabacdi isma soo Sharrixi doono Mar Kale” (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Nairobi oo lagu qabtay Xuska 1-da ogoosto

Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Cali Xuseen Gudlaawe.

Kulankan ayaa loogaga hadlay xaaladihii u dambeeyay ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo waji cusub galay maanta kadib markii maanta uu Maxamed Cabdulaahi Farmaajo madaxweynaha xilligiisu dhamaaday uu ku wareejiyay qabashada doorashada Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana ay dib uga laabteen golaha shacabka muddo kordhintii ay sameeyeen bartamihii bishii la soo dhaafay.

Midowga Musharaxiinta oo uu guddoomiyaha u yahay Shariif Sheekh Axmed ayaa la filayaa in ay dhowaan war rasmi ah ka soo saaraan isbedelka ku yimid arrimaha doorashada dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: