Site icon Radio Daljir

Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay waxa uu kormeer ku tegay Isgoysyada qaar ee degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir iyo Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis Magaalada Muqdisho.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinayey Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed iyo masuuliyiin kale,waxa ayna tageen goobo ay ka mid yihiin Isgoyska km4 Xeebta liido iyo goobo kale.

Exit mobile version