Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqort

Guddoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal Saciid Xasan oo daljir u waramay (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Suuqa Bosaaso oo xiran iyo ganacsatada oo Daljir ugawarantay sabata (Akhriso)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Binu Muxumed Al-Mawlid, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah.

Mudane Saalax ayaa uga mahadceliyey Boqortooyada Sucuudiga taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta adeegyada asaasiga ah iyo gargaarka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: