Madaxda Puntland oo Garoowe kula kulmay wakiiladda Hay’adaha Qaramada

HomeWararka

Madaxda Puntland oo Garoowe kula kulmay wakiiladda Hay’adaha Qaramada

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay

Siyaasi Axmed Ciise Cawed oo eedayn u jeediyey xukuumada Puntland iyo mucaaradka hubaysan
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxkamadda Degmada Burtinle oo u Fariisatay Kiiska Dhalinyaro Kufsu ku Eedaysnayd (dhegayso)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Hay’adaha Qaramada Midoobey, Qorshaha 5-ta sano ee Dowladda oo qeyb ka tahay siyaasadda horumarinta Puntland.

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa usoo jeediyay Hay’adaha Qaramada Midoobey in loo baahanyahay iswaafijinta qorshaha Maamulka iyo Mashaariicda ay Hay’aduhu Dalka ka fullinayaan.

Share this:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: