Guddoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal Saciid Xasan oo daljir u waramay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka Nugaal Saciid Xasan oo daljir u waramay (dhegayso)

Garoonka kubbadda Cagta Mirre Awaare Jaamac waxaa bilihii ugu dambeyay ka socday Tartan kubbadda Cagta ah oo loo qabtay kooxo heerka labaad ah . Ko

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka maamulka Dakhliga

Garoonka kubbadda Cagta Mirre Awaare Jaamac waxaa bilihii ugu dambeyay ka socday Tartan kubbadda Cagta ah oo loo qabtay kooxo heerka labaad ah .

Kooxaha ka qayb-galay tartankaan waxaa ay tiradoodu dhan tahay 24 kooxood waxaan ay ka kooban yihiin 600 oo ciyaartooy.

Koobka kooxaha heerka labaad ayaa hadda soo gaaray wareega 8 dhammaadka iyadoo shalay ay ciyaareen kooxihii ugu damabeeyay ee u soo gud bay wareegaasi .

Haddaba Guddoomiyaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Nugaal Saciid Xasan Cabdi ayaa ka waraystay halka haatan wax u marayaan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: