Shacabka Puntland oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka Federaalka & Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Shacabka Puntland oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka Federaalka & Dowlad gobaleedyada (dhegayso)

Khilaafii ka dhexeeyay dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada mayaraan doonaa? hadii ay dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay safaradii dibada ay ka hakisay Madaxweyne yaasha maamul goboleedyada.

Qaar kamid ah shacabka Puntland kunool ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafkaas ,iyago la hadlayeey maanta Radio daljir.

Warbixin C/xakiin Cawil ayaa ka diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com