Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee 2019-2020

Munaasabadda Daah-furka Imtixaanka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru howlaha wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com