Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee 2019-2020 Munaasabadda Daah-furka Imtixaanka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru howlaha wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare.

Xarunta Salaam Bank Burtinle oo Xariga Laga Jaray (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo Beenisey War Ka Soo Baxay Shirkadda Indian Ocean
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee 2019-2020

Munaasabadda Daah-furka Imtixaanka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru howlaha wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: