Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay hadal lagu dhiirigalinayo Ciidamada Milateriga

HomeWararka

Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay hadal lagu dhiirigalinayo Ciidamada Milateriga

Ra’iisul Wasaaraha Itooboya Abiye Axmed ayaa sheegay in Taaladada soo socota la samayn doono dhaqdhaqaaq lagu dhiirigelinayo ciidanka Itoobiya Waxa

Af-hayeenka Madaxtooyadda SSC-khaatumo oo faahfaahin kabixiyeey safarkii Madaxweyne firdhiye
Ciidamada Ammaanka oo Muqdisho ku qabtay nin soo xirtay dharka dumarka
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Itooboya Abiye Axmed ayaa sheegay in Taaladada soo socota la samayn doono dhaqdhaqaaq lagu dhiirigelinayo ciidanka Itoobiya

Waxaa la sheegay waqti labba daqiiqo ah loo hibayn doono ciidanka qaranka dalka oo dhan.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in howlgalka ka dhanka Maamulka Tegreeda guulo muhiim ah laga gaaray.

Waxa uu xusay guud ahaan maamulka Tegreeda laga cirib tiri doono,islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan Hay,addaha Ammaanka sidii shacabkaas loo badbaadin lahaa.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka fogeyn xalay gantaallo lagu weeraray.

Xafiiska ka warbixiya xaaladda degdegga ah ee lagu soo rogay deegaanka Tigraay oo hoos taga xafiiska ra’isal wasaaraha wuxuu sheegay gantaalladu iney waxyeello aan badneyn u geysteen gegida diyaaradaha ee ku yaalla labadaasi magaalo.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: