Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso,

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.

Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan oo kamid tahay Xaaladda dalka itoobiya,dagaalka socda & Guushi Madaxweynaha Cusub ee 46 ee dalka Maraykanka oo loo doortay Joe biden.

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: