Xoolo dhaqato ku geeriyooday Miino kula Qaraxday degaanka Dharkeyn-geenyo ee gobalka Sool

HomeWararka

Xoolo dhaqato ku geeriyooday Miino kula Qaraxday degaanka Dharkeyn-geenyo ee gobalka Sool

Saddex qof oo xoola dhaqata ah ayaa ku dhintay deegaan qoyaastii 7- KM u jira Tuulada Dharkayn -geenyo ee konfurta gobolka Sool,kadib markii Miino ay la qaraxday sida uu Radio Daljir u sheegay Gudoomiyaha Dharkayn-geenyo Siciid Warsame Cabdi. Hoos kaga bogo.

Garyaqaan Muubarak Maxamed oo Kamid ah dhalinyaradda Laascanood: “SNM Waxay guri walba dhigtay tikniko,biyihii & Korontaddina way jartay
Ceelbiyood laga hirgaliyeey degaanka Xiriiro ee gobalka Bari & Waxgarad ka hadlay
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

Saddex qof oo xoola dhaqata ah ayaa ku dhintay deegaan qoyaastii 7- KM u jira Tuulada Dharkayn -geenyo ee konfurta gobolka Sool,kadib markii Miino ay la qaraxday sida uu Radio Daljir u sheegay Gudoomiyaha Dharkayn-geenyo Siciid Warsame Cabdi.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: