HomeUncategorized

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ku wajahan magaalada Baydhabo.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baydhabo oo ka mid ah meelaha ay sida weyn u saameysay Abaarta sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Puntland oo u dabaal-dagtay 12-ka April, maalinta Xoogga Dalka Soomaaliya.
Caraale, afhayeenka Xisb al Islam oo sheegay in dilka Cumar Xaashi uu ku faraxsan yahay. Dhegaysi …
Dawladaha Masar iyo Itoobiya oo ku muransan biyaha Niil barnaamij kusaabsan dhegayso.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baydhabo oo ka mid ah meelaha ay sida weyn u saameysay Abaarta sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Ra’iisulwasaaraha.

Ammaanka Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana wadooyinka ugu muhiimsan la dhigay ciidamo kala duwan sida uu soo sheegayo weriye kusugan magaalada Baydhabo.

Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedka ra’iisul wasaaruhu salka kuhayo sidii uu wax uga ogaan lahaa xaaladda abaareed ee kajirta deegaamada Koonfur Galbeed.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: