Dawladaha Masar iyo Itoobiya oo ku muransan biyaha Niil barnaamij kusaabsan dhegayso.

Radio Daljir, Dec 5, Khubro Caalami ah oo ku xeeldher arimaha saadaasha hawada ayaa sheegay in caalamka ay kusoo fooleedahay biyo la’aan baahsan, ayaa dhinaca kale waxaa sii xoogaysanaya muranka ka taagan biyaha Webiga Niil oo mara 9 Dawladood oo kuyaala Qaaradani Afririka.

Dawladaha Masar, iyo Suudaan ayaa iyagu u diyaarsan dagaal ka dhan ah Dawlada Itoobiya hadii ay Dawlada Itoobi samayso biyo xireen weyn oo ay uga faa’idaysanayso biyaha Webiga Niil.

Hadaba Radio Daljir ayaa barnaamij gaar ah ka diyaariyey arimahaasi Wariye Maxamed Yuusuf Dorge oo kusugan xarunta Daljir ee Garoowe ayaa barnaamijkaasi inoo diyaariyey, Hoose ka dhegayso.

?

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0